Home » Qoraalada Dr. Saadiq Enow

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii Casharkii XXVII-aad.

Sidii caadada u ahayd ayaa dowladda Jarmalka, iyada oo wax sabab ah ayan jirin waxay dejisey qorshe weerar oo ku wajahan degaanka koonfur-bari ee qaaradda Yurub. Gaar ahaan degaanka buuraha Balkaan iyo dalka Giriigga. Qorshahaas oo magaciisu ahaa Operation Marita ayaa ku tallaabsigiisii wuxuu yeeshey saddex dhacdo oo hor-dhac u noqdey, kuwaas oo dedejiyay fulintiisii. Midda koowaad waxay ahayd dhaawacii... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii.(Casharkii XXVI-aad)

Haddaanu dib ugu laabanno meertada taariikhda dagaal-weynihii II-aad, waxaa jirtey xilligii ay Jarmalku bilaabayeen mashruucooda dhul-boobka ah, xilligaas ayaa Talyaaniguna ay gashey qiiro middaas lamid ah. Isla-markaas Talyaanigu wuxuu iskula muuqdey in uu yahay dowlad awood leh oo heli karta guulo lamid ah midda uu Jarmalku heley. Meesha u muuqatey waxay markaas ahayd dowladaha ka dhisan koonfur-bari... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii (Casharkii XXIV)

Markaas uu Talyaanigu soo weerarayo xuduudda Faransa, ciidamada keliya ee dowladda Faransa ay ka hor-geyn kartey weerarkaas waxay ahaayeen ciidankeeda badda. Gaar ahaan cuntubyada fadhigoodu ahaa badda dhexe (Mediterranian). Raxanta saddexaad ee ciidanka badda Faransa ayaa markaas ku sugnaa degmada Toulun ee ku taal xeebta uu Faransiisku ku leeyahay dhanka bari ee badda dhexe. 14/ 6- 1940-kii, ciidankaas... 

IS-FITAAXA ADDUUNKA. W/Q: SAADIQ ENOW.

Sida la ogsoon yahay caalamka nagu hareereysan wuxuu ka kooban yahay xiddigo (planets) isu raacsan hab-caa’iladeed, cirjiidyo (galaxies) ay ku urusan yihiin milyaaraad qoysas oo xiddigo ah iyo bannaa dhexahooda yaal (inter-galactic & inter planets spaces). Abuuraleydaas na dul-heehaabaya markii leysu-geeyo waxay lee-yihiin muuqaal buufin oo kale ah, kaas oo dhibco yar-yar oo fara-badan (xiddigihii)... 

XEERKA ISA-SOO JIIDASHADA. W/Q: Dr. Saadiq Enow.

Tan iyo markey nolosha bilaabatay aadamigu wuxuu u gur-guuranayay in uu wax ka ogaado asraarta ku qarsoon nolosha. Xiisaha ay leedahay darteed ayaa aadamigu wuxuu arimahaas u hurey wakhti badan, juhdi dheeri ah iyo kharaj xoog leh, kaas oo tijaabooyinkii baadi-goobka ay ku go’een dad badan. Iyada oo aanan la soo koobi karin ogaallada nolosha ee inaga qarsoon, ayaa misana xikmadda Eebe (kor ahaaye)... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXI-aad

Markii magaalo madax-dii Poland ay ku dhacday gacanta ciidamadii Jarmalka (27/ 9- 1939-kii), isla-maalintaas ayuu Hitler wuxuu jeneraalladiisii faray in ay dejiyaan qorshihii dagaalka la magac-baxay Fall Gelb. Waa dagaal qorshihiisu ahaa in uu ku qabsado dalka Faransa iyo dowladaha dhulka hooseeya ee leysku yiraahdo Low Land. Markaas wuxuu bilaabay, ciidamadii ka jiray jabhadda bari in uu si tar-tiib... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii (Casharkii XX-aad)

Weerarkii uu Jarmalku ku qabsaday Poland wuxuu ku magacaabay Ololihii Sebtember (September Campaign). Waxaa ka qeyb-qaatay ciidan tiradiisu dhan yahay 1,500,000 oo ay weheliyaan 2,750 oo taangi iyo 2,315 oo dayuuradood. Markii uu weerarkaas bilowdey, qiyaastii laba toddobaad kadib (17/ 9- 1939-kii), waxaa dhanka bari ka soo weeraray dalka Poland ciidankii casaa (The Red Army) ee Midowga Soofyeeti,... 

WAA-WAREYDA WADNAHA. W/Q: Dr. Saadiq Enow.

Wadnahu waa xubin hilib ka sameysan (Myogenic Organ) oo aynu ku wadano laabta dhankeeda bidix. Wuxuu kamid yahay xubnaha saldhigga u ah nolosha jirka. Muddo qarniyo badan ah ayuu aadmigu si gaar ah ugu howlanaa kororsiga ogaallada ku hareereysan xubintan. Wixii ka horeeyey qarnigii 20-aad, tallaabooyinka uu aadamigu u qaaday dhanka garashada asraarta wadnaha, waxay ahayd mid kooban. Aqoonta Cardio-Anatomy iyo Cardio-Physiology ayaa... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii (Casharkii XIX-aad)

Weerarkii ka bilowdey geeska Afrika oo Talyaanigu uu ku qaadey Itoobiya, iyo kii ka bilowdey bariga-fog ee Jabaanku uu ku qaadey Shiinaha, jamciyaddii caalamiga ahayd (League of Nations) waa ay ka aamustey. Sababtu waxay ahayd dowladaha hor-boodayay jamciyadda (Ingiriis, Faransiis iyo Mareekan) oo aanan xilligaas qorsheysan in ay ka qeyb-qaataan dagaal dunida ka hura. Ingiriiska iyo Faransiiska waxaa... 

MASHRUUCA DEEGAAN-CIREED IYO DABAQ-GEEYIHIISA W/Q: Dr. Saadiq Enow

Markasta oo lagu xeel-dheeraado fahamka aayadaha abuurka ah, waxaa si wacan loo helayaa ogaallada la xiriira aayadaha ooraaheed ee ku soo aroorey kitaabka quraanka ah. Taas ka soo  hor-jeedkeeda waxaa ah, markasta oo caadifad la raaco oo laga fogaado jaan-tusyada abuurka iyo cimilada, waxaa lagu sikanayaa nolol ah fadhiid iyo fadhi ku-dirir. Waxaa laga fogaanayaa xeerarkii nolosha oo quraanku uu inoo... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno