Home » Qormooyinka

Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn.(2aad)

Qormada qeybteedii hore waxaan uga soo hadlay horudhac aan ka sameeyey halka Soomaalidu waddaniyadda ka taagan tahay iyo tusaalayaal aan ka soo qaatay laba qeybood oo ka mid ah bulshada, waxaana inoo harsanaa qeyb kale oo ka mid ah Soomaalida, waana  Wadaaddada. Inta aanan u guda gelin qeybtaan aan isku dayo inaan ka jawaabo su’aal uu isweydiin karo qofkii qormadii hore soo akhriyey, taasoo... 
Tags:

Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn.

Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn: waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono sida ay waddaniyiintu ugu yar yihiin dadka ku hadla luuqaddan aan qalinka u qaatay inaan amuurtan ku lafa guro. Dadka Soomaaliyeed intooda badan waa reer guuraa asal ahaan, sida la wada ogyahayna dadka reer guuraaga ah majirto  meel ay si gaar ah u leeyihiin, qofka miyiga ka war qaba ayaa garanayee, reer... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii Casharkii XXVII-aad.

Sidii caadada u ahayd ayaa dowladda Jarmalka, iyada oo wax sabab ah ayan jirin waxay dejisey qorshe weerar oo ku wajahan degaanka koonfur-bari ee qaaradda Yurub. Gaar ahaan degaanka buuraha Balkaan iyo dalka Giriigga. Qorshahaas oo magaciisu ahaa Operation Marita ayaa ku tallaabsigiisii wuxuu yeeshey saddex dhacdo oo hor-dhac u noqdey, kuwaas oo dedejiyay fulintiisii. Midda koowaad waxay ahayd dhaawacii... 

Si fiican Isu Eeg Inta Aan Lagu Eegin.

Qofka bini’aadamka ahi, markuu halka uu deggen yahay ka soo baxayo wuu isa soo eegaa. wuxuu isku fiiriyaa Muraayad, hadba tii uu heli karo, wixii aan hagaagsaneyna halkaas ayuu isaga soo masaxaa. Wuxuu soo aadaa halka uu ku socdo, meel uu ka shaqeeyo ha ahaato, ama  meel uu ku shaaheeyo, ama  meel uu wax kabarto, amase meel uu dan ka leeyahay. dadka uga horreeya halka uu ku socdo waxay wataan... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii.(Casharkii XXVI-aad)

Haddaanu dib ugu laabanno meertada taariikhda dagaal-weynihii II-aad, waxaa jirtey xilligii ay Jarmalku bilaabayeen mashruucooda dhul-boobka ah, xilligaas ayaa Talyaaniguna ay gashey qiiro middaas lamid ah. Isla-markaas Talyaanigu wuxuu iskula muuqdey in uu yahay dowlad awood leh oo heli karta guulo lamid ah midda uu Jarmalku heley. Meesha u muuqatey waxay markaas ahayd dowladaha ka dhisan koonfur-bari... 

Burburinta Buulka Caarada. W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Horudhac Inta aanan u guda gelin qormadaan Burburinta Buulka Caarada, waxaan in yar ka bidhaaminayaa cinwaanka qormada: Buul-Caaro, wax guri laga dhigto  isagaa u liita, maxaa yeelay, Qorax, Dhaxan, Roob iyo Cadow midna kaama difaaci karo. “Haddii Buulka Caaradu sidaas u liito maxaa loo... 

Saxane oo Sahal isu beddelay qeybtii 2-aad. W/Q: Maxamed Nuur Shire.

Waxaa isugu kaaya dambeysay iyadoo Saxane ay ku soo food laheyd marxalad cusub. Waxaan kala tagnay Saxane oo su’aalo badan jawaab u la’, kuwaasoo qaarna uga imaanayeen dadka kale, kuwa kalena ay ka soo maaxanayeen Maskaxdiisa. Halkanna waxaan sheekada uga baxeynaa Sahal oo ah magaca cusub ee Saxanihii hore, waxaana magacan uu ku baxay sababahan: 1- Saxane wax walba meesha ugu adag ayuu iska taagi... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii (Casharkii XXIV)

Markaas uu Talyaanigu soo weerarayo xuduudda Faransa, ciidamada keliya ee dowladda Faransa ay ka hor-geyn kartey weerarkaas waxay ahaayeen ciidankeeda badda. Gaar ahaan cuntubyada fadhigoodu ahaa badda dhexe (Mediterranian). Raxanta saddexaad ee ciidanka badda Faransa ayaa markaas ku sugnaa degmada Toulun ee ku taal xeebta uu Faransiisku ku leeyahay dhanka bari ee badda dhexe. 14/ 6- 1940-kii, ciidankaas... 

IS-FITAAXA ADDUUNKA. W/Q: SAADIQ ENOW.

Sida la ogsoon yahay caalamka nagu hareereysan wuxuu ka kooban yahay xiddigo (planets) isu raacsan hab-caa’iladeed, cirjiidyo (galaxies) ay ku urusan yihiin milyaaraad qoysas oo xiddigo ah iyo bannaa dhexahooda yaal (inter-galactic & inter planets spaces). Abuuraleydaas na dul-heehaabaya markii leysu-geeyo waxay lee-yihiin muuqaal buufin oo kale ah, kaas oo dhibco yar-yar oo fara-badan (xiddigihii)... 

Saxane oo Sahal isu bedelay. (Qiso dhab ah) W/Q: Maxamed Nuur.

Saxane oo Sahal isu beddelay waa Qiso dhab ah oo ka hadleysa qeyb ka mid ah arimaha ka jira Soomaaliya, waxayna sheekadu u dhaceysaa qaab ka qiseyn ah. Ugu horeyn aan kuu kala sheego labada magac ee is-bedelay, si aad sheekada u dhuuxdo. waa hal qof, balse laba xili  soo maray. Markii hore waxaa la dhihi jiray Saxane, markii dambana waxaa loo bixiyey Sahal. haddaba aan idin kala baxo adiga iyo Saxane,... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno