Home » qoraalada laga qoray Culumada

Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 2-aad

Qormadii  hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta. Qormadaan waxaan ku qaadaa dhigaynaa tilmaamaha culumaa’u suu, culimada xunxun allah ha inaga badbaadiyee, waxaa suurta gal ah in  loo qaybiyo sadex qaybood siday u qaybiyeen qaar ahlu cilmiga ka mid ah; Caalim... 

Culimada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo culuma’usuu waa kalimad xaq ah oo loola jeedo baadil. W/Q: Sh. Ahmednuur Macalim C/qaadir

Waayadan danbe waxaan maqalaa erayo ay kamid yihiin culumaa rabaaniyiin iyo culama’usuu (culimo rabigeed u hogaansan iyo culimo xun) oo loola jeedo in culumada iyo cilmigoodaba lagu dhaawaco, waxaan halkan ku soo ban dhigi doonaa inshaa allah qaar ka mid ah tilmaamaha culumada rabaaniyiinta ah iyo tilmaamaha culumaa’ usuu, kadibna waxaan is waydiin doonnaa yaa culuma’usuu ah? maxaase lagu kala... 

Labada Sheikh Maxaa Loogu Dow Galay? Qeybta 1-aad

Xiliyadan dambe waxaa soconayey duulaan dhinaca warbaahinta ah oo lagu hayey culimada diinta ku xeel dheer, gaar ahaan labada Sheikh ee Umal iyo Shibli, hadaba su’aasha isweyndiinta mudan waxay tahay, maxaa loogu dow galay Culimadaas?. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Ujeedada qormada Haddii ay lama huraan tahay in wax laga... 

Labada Sheikh Maxaa Loogu Dow Galay? Qeybta 2-aad

Xiliyadan dambe waxaa soconayey duulaan dhinaca warbaahinta ah oo lagu hayey culimada diinta ku xeel dheer, gaar ahaan labada Sheikh ee Umal iyo Shibli, hadaba su’aasha isweyndiinta mudan waxay tahay, maxaa loogu dow galay Culimadaas?. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Ujeedada qormada Haddii ay lama huraan tahay in wax laga... 

Labada Sheikh Maxaa Loogu Dow Galay? Qeybta 3-aad

Xiliyadan dambe waxaa soconayey duulaan dhinaca warbaahinta ah oo lagu hayey culimada diinta ku xeel dheer, gaar ahaan labada Sheikh ee Umal iyo Shible, hadaba su’aasha isweyndiinta mudan waxay tahay. maxaa loogu dow galay Culimadaas?. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Qormadan oo ah tii 3-aad ayaa waxaan ku lafa guri doonaa... 

Xagxagashada Culimada magac doon mise edeb la’aan?.

Waxaa waayadan aad u soo batay saxafiyiin shaqo ka dhigatay wax ka sheega qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed, waxaana baraha internet-ka qaarkood subax walba ku arkeysaa qoraalo wax looga sheegayo culimo la yaqaano, iyadoo weliba waxa ay u cuskanayaan wax ka sheegooda ayan aheyn qodobo caga adag ku taagan. hadaba saxafiyiintaas ma magac doon baa, mase waa edeb la’aan?. Ma doonayo inaan wax... 

Sheikh Maxamed Idiris: Xidig aan Xarfo lagu xagxagan karin.

Sheikh Maxamed Idiris: Xidig aan Xarfo lagu xagxagan karin: waa qormo aan ku eegi doono qiimaha Sheikhu leeyahay, iyo dad isku daya inay Xarfo meelo lagu qoray ku xagxagtaan. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Sheikh Maxamed Idiris waa mid ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee dadaalka ugu jira sidii ummaddan ay diinteeda iyo dhaqankeeda... 

FARIIDNIMADA SHEIKH C/QAADIR IYO FUDEYDKA QACQAAC MA ISU FIIRINAA?. QEYBTA 1AAD

Fariidnimada Sheikh C/qaadir iyo Fudeydka Qacqaac ma isu fiirinaa?: waa Qormo jawaab u ‘ah wadaad lagu magacaabo abuu Zakariye qacqaac, kaasoo qoraal xadgudub ah ka qoray Sheikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee diinta ku cirroobay. Sababta inaan abuu Zakariye u jawaabo igu dhalisay. Dhawaan ayaa Sheikh C/qaadir Nuur Faarax waxa uu Muxaadaro ku qabtay Masaajidka abuu... 

FARIIDNIMADA SHEIKH C/QAADIR IYO FUDEYDKA QACQAAC MA ISKU FIIRINAA? QEYBTA 2AAD.

Fariidnimada Sheikh C/qaadir iyo Fudeydka Qacqaac ma isu fiirinaa?: waa Qormo jawaab u ‘ah wadaad lagu magacaabo abuu Zakariye qacqaac, kaasoo qoraal xadgudub ah ka qoray Sheikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee diinta ku cirroobay, wuxuuna Abuu Zakariye qoraalkaas soo dhigay mareegta alqimma.net, wuxuuna Qacqaac wax ku qoray luuqada Carabiga.. Sababta inaan abuu Zakariye... 

Culimadeenaay Waad na Caawiseene Camalka sii wada. (qeybta 1-aad)

Culimadeenaay Waad na Caawiseene Camalka sii wada: waa qormo qaadaa dhigeysa heerka ay gaarsiisan tahay Dacwada Culimada Soomaaliyeed ugu yeerayeen dadkooda. Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena dushiisa (SCW). Ilaahayga aduunkan iyo waxa dulsaaran abuuray ayaa Culimada ku sheegay inay yihiin kuwa kaliya ee sida dhabta ah isaga uga baqa, waxaana alle... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno