Home » Warbixinno

Xubnaha Al-Shabaab ee ka soo horjeeda hoggaamiyahooda oo qeyladii ka dhammaatay iyo hoggaanka Al-Qaaccida oo war laga la’yahay.

Xubnaha Al-Shabaab ee ka soo horjeeda hoggaamiyahooda, ayaa qeyladii ka dhammaatay, iyadoo  hoggaanka Al-Qaaccida  war laga la’yahay. Xubno ay ka mid yihiin, Sh. Xasan Daahir Aweys, Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Fu’aad Maxamed Khalaf, Ibraahim Afgaan iyo Abuu Mansuur Amriki, ayaa dhawaanahan waxa ay hoggaamiyaha Al-Shabaab ku eedeynayeen arrimahan hoos ku taxan:- 1-Inuu marooqsaday taladii... 

Warbixin ku saabsan halka ay mareyso xaaladda ka dhex jirta Madaxda ururka Al-Shabaab iyo sida ay xulufada u kala yihiin..

Sida intiina badan aad la socotaan, waxaa muddooyinkii ugu dambeeyey  soo baxayey dhalleeceyn iyo is eedeyb u dhexeysa Madaxda ugu sarreysa ee ururka Al-Shabaab. Khilaafka u dhexeeya Madaxda Al-Shabaab oo soconayey muddo dhowr sano ah, ayaa markii ugu horreysay waxaa shaaca ka qaaday Abuu Mansuur Al-Amriki, oo ka mid ah ragga aan Soomaalida aheyn ee ka barbar dagaallama Al-Shabaab, waxaana xigay Sh.... 

Al-Shabaab oo isku eedeynaya waxyaabihii iyaga lagu haystay.

Xubnaha ugu sarreeya xarakada Al-Shabaab, ayaa hadda bilaabay inay isku eedeeyaan waxyaabihii iyaga lagu haystay. Sida intiina badan aad la socotaan, waxaa banaanka u soo baxay Khilaaf ba’an oo u dhexeeya Madaxda ugu sarreysa Al-Shabaab, kaasoo hoos ka karayey muddo dheer. Waxyaabaha ay isku eedeynayaan oo iyaga lagu haystay. Ibraahim Xaaji Jaamac oo loo yaqaano Ibraahim Afgaan, kana mid ah ragga... 

Takfiirka cusub oo Gaalnimada ay dadka kale ku xukumaan ka leexiya ciddii ay dan ku qabaan.

Takfiirka cusub, ayaa  Gaalnimada ay dadka kale ku xukumaan ka leexiya ciddii ay dan ku qabaan. Fikradaha bulshada lagu dhexfaafinayo ayaa waxaa ka mid ah: Fikirka Takfiirka, kaasoo markan dambe loo soo xiray dhar quruxsan oo dad badan ay ku dagmi karaan, iyadoona marka la baratansiiyo Takfiirkii hore ee Soomaalidu wada taqaanay iyo kan dhawaan inagu soo biiray uu kan dambe  khatar badan yahay. Takfiirka... 

Takfiirka yey kaga dayanayaan xushmad darrada?

Xushmad  darro siyaada ah ayaa waxaa  lagu arkay Dadka ku Aafeysan gaaleysiinta Muslimiinta ee hadda jooga, waxaase leys weydiinayaa yey kaga dayanayaan?. Sida Culimo badan ay shaaca ka qaadeen, warbaahinta Somalireal na warbixino badan  ku muujisay, waxaa waayadan dar-dar xoog leh ku socda is-gaaleysiinta, iyadoona dadka qaarkiis ayba  dhaqan  u noqotay inay  xukunkaas culus dul-dhigaan  qof... 

Taageerayaasha Al-Shabaab oo bilaabay inay caayaan Madaxdooda.

Taageerayaasha ururka Al-Shabaab, ayaa waxay   bilaabeen inay caayaan Madaxdooda. Tan iyo markii ay soo baxday warqaddii uu Ibraahim Afgaan u diray hoggaamiyaha  Al-Qaacida, ee uu kaga cabanayey dhaqannada Amiirka xarakada Al-Shabaab Azmed Cabdi Godane, ayaa taageerayaasha xarakadu waxay bilaabeen inay la kala saftaan labada mas’uul ee khilaafooda banaanka yaalo. Qaar ka mid ah Taageerayaasha.... 

Sidee loo arkay Iskhilaafka madaxda ugu sarreysa ee Al-Shabaab?

Sida intiina badan aad la socotaan, waxaa banaanka u soo baxay Khilaaf ba’an oo u dhexeeya Madaxda ugu sarreysa Al-Shabaab, kaasoo hoos ka karayey muddo dheer. Ibraahim Xaaji Jaamac oo loo yaqaano Abuu Bakar Al-Zeylici, ayaa dhawaan hoggaamiyaha Al-Shabaab ku eedeeyey inuu yahay hoggaamiye hawadiisa wax ku maamula oo xabsiyo qarsoodi ah dadka ku gurta, iyo eedeymo badan oo aad u culculus. Markii... 

Waxyaabaha ay banaanka u soo saartay fariintii Ibraahim Afghaan u diray amiirka Al-Qaacida . (Faallo Maqal iyo Muuqaal)

Sida intiina badan aad la socotaan, waxaa banaanka u soo baxay Khilaaf ba’an oo u dhexeeya Madaxda ugu sarreysa Al-Shabaab, kaasoo hoos ka karayey muddo dheer. Ninka labaad ee ugu sarreeya xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac (Afghaan) magaca uu xarakada ku dhex leeyahayna uu yahay Sh. Abuu Bakar Al-Zeylici, ayaa waxa la helay fariin uu u diray hoggaamiyaha Al-Qaacida, taasoo uu kaga warramayey... 

Shabakadda Halgan maxaa laga rabaa? (faalo)

Shabakadda Halgan ee Islaamiga ah, ayaa waxaa jabsatay Shufto ka dibna ku daabacay warar been abuur ah. Shabakadda ayaa si kumeel gaar ah loo hakiyey howshii ay haysay, iyadoona maamulka shabakaddu ku mashquulsan yahay xalinta wixii dhacay, iyo sidii ayan mar dambe u soo noqon lahayn, waxaana la rajeynayaa in dhaqso ay hawada ugu soo noqoto shabakadda haddii Illaahay idmo. Maxaa laga rabaa shabakadda Shabakadda... 

Sababaha Shabaab iyo Taageerayaashoodu u qaadan la’yihiin Khawaarijnimada lagu sheegayo. (Cilmi baaris)

Warbaahinta Somalireal, ayaa magaalooyin kala duwan oo waddanka ah iyo wadamada dibadaha ka sameeysey Cilmi baaris ku saabsan sababaha ay Shabaab iyo taageerayaashoodu u qaadan la’ yihiin Khawaarijnimada lagu sheegayo. Khawaarijtu waa mid ka mid ah Xooxaha ka lumay dariiqii saxda ahaa ee diinta, waana koox khatar ah oo aad u dhib badan, waxaana lagu yaqaanaa tilmaahan soo socda: 1- Inay baneystaan... 
© 2008-2013 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno