somalireal.com

Ciidamada ammaanka oo maanta howlgallo balaaran ka wada xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka, ayaa  maanta howlgallo balaaran ka wada degmada xaafado ka mid ah degmad wardhiigley ee gobolka Banaadir.

Ciidamada , ayaa saaka howlgallo balaaran oo dadka lagu qabqabanayo kula kalahay degmada xaafadaha u dhexeeya waddooyinka Wadnaha iyo Warshadaha ee degmada Wardhiigley, waxaana baaritaanku u muuqdaa mid dad badan lagu qabqabanayo, waxaana dadka laga qabqabanayaa xaafadaha dhexdooda.

Ilaa iyo hadda lama garanayo tirada dadka lagu qabqabtay howlgallada soconaya, iyadoona howlgalladu ay saameeyn balaaran ku yeesheen isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Saraakiisha ciidanka, ayaa horey u sheegay in howlgalladan ay yihiin kuwo lagu sugayo ammaanka caasimadda, isla markaasna ciddii aan wax dambi ah lagu helin la sii deynayo, kuwa nabad galyada wax u dhimayana lagu bartilmaameedsanayo.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo dhallinyarada Nairobi uga jawaabay Su’aalo ay qabeen.(Maqal iyo Muuqaal)
Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa  dhallinyarada Nairobi uga jawaabay Su’aalo ay qabeen.

Dhallinyarada magaalada Nairobi, qaar ka mid ah ayaa dhawaan waxa ay fursad u heleen inay su’aalo diini ah weydiiyaan, isagoona uga jawaabay su’aalihii ay dhallinyaradu weydiiyeen.

Halkan hoose ka daawo su’aalaha iyo jawaabaha.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Baloo ma waadan garanayn waa cidda!
Ilmanimadiisii ilaa uu noqday ustaad jaamacadeed wuxuu ku noolaa Muqdisho. Dhowr iyo sagaashankii markuu dibada ka soo noqday ayuu Gaalkacyo xarun ka dhigtay. Ha moogaan waa halka uu asal ahaan ka soo jeeday.

Dhaqanka Mudug wuxuu keenayaa in shaqaalaha qayb ka mid ah lagu xusho reernimo; si haddii hawshaada la khashkhasho beesho hooy u tiraahdo. Dr-ku ma khilaafin caadadaas ee darawalka ayaa ka mid noqday raggii uu reernimada ku xushay.

Dr-ku inuu reer Xamar ahaa ka sokow wuxuu la soo noolaaday shucuub iyo ummado kala duwan oo xadaarado leh. Miskaxdiisa waxaa ku jira ninkaani waa shaqaale!. Laakiin darawalku soo ina hebel hebel oo reer hebel ah maaha, ninka uu u shaqaynayana soo cidda maaha, gaariguna soo gaari tol maaha?. Dhinac kale hadee waa laba nin oo ilma adeer ah, waana la simanyahay!.

Dr-ka waxaas oo dhan miskaxdiisa kuma jirto. Laakiin darawalku wuxuu xambaarsanyahay jawaabaha su’aalihii aynu kor ku soo xusnay. Markii uu Dr-ka meel geeyo waa inuu iska dhaqaaqo isaga oo aan xataa u sheegin inuu ka tagey. Dr-ku markuu hawshiisa soo dhamaysto mise gaarigii ma leh. War xaggee aadey?. Adeer meelaha ayaan iska soo warwareegayey!. Oo miyaanad shaqo ku jirin?. Xaggeen shaqada ka hayey ma cidlaan fadhiyi lahaa, adeer see Alle kuu galay?.

Waynu safraynaaye gaariga inoo soo diyaari oo shidaal inoogu soo shub, gurigana igu soo mar. Mise waaba gaarigii oo buuxa oo hal kursi u bananaanyahay Dr-ka!.

War maxaa dhacay?, waa maxay dadkaan?. Adeer miyaadan garanayn waa eeddo hebla iyo yarkii ina hebel hebel ahaa, ninkaana reer abti ayaa loo yahay, kana waa cidda!.

Ugu dambayn Dr-ku wuxuu ogaaday isaga iyo wiilka shaqaalaha u ah inay isku garaado yihiin oo aan nina nin xukumi karin, halkaan igu sugna aysan gar ahayn, hantidiisuna ay hanti tol tahay, nin walbana meeshuu ka soo gaaro uu ka maamulanayo, haddii hal kursi loo soo reebayna ixsaanba loo sameeyey. Wuxuu kaloo ogaaday wiilasha tolka ah oo aan far soomaaliga qori karin inay iskala qab weyn yihiin Dr-ka PHD-da soo sameeyey.

Axmed C/samad

alwaqaar@hotmail.com

Madaxtooyadda Soomaaliya oo xalay Madaafiic lagu tuuray
Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayaa  xalayto waxaa  lagu gaaracay madaafiicda loo yaqaano Hoobiyaha.

Madaafiicda, ayaa waxaa bartilmaameed u ahaa  Madaxtooyada Villa Soomaaliya ilaa iyo haddana lama sheegin waxyeelo ay Madaafiicdaasi geysteen, iyadoona qaarkood ay ku dhaceen xaafado ka mid ah degmada Wardhiigley.

Dadkii ka agdhowaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in madaafiicda soo dhacay ay ahaayeen, kuwa is xig xigay oo lagu soo tuuray xarunta Madaxtooyada, lama yaqaan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

Magaalada Muqdisho, ayaa in dhawaaleba waxaan ka dhicin duqeyntii badneyd ee leysku weydaarsan jiray, iyadoona magaalada ay ka dhacaan qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo sida la rummeysan yahay laga soo abaabulo meelo ka mid ah caasimadda.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Madaxwne kuxigeenka Puntland oo weli kulamo uga soconayaan Boosaaso.(Dhageyso)
Madaxweyne kuxigeenka  Puntland Gen. C/samad Cali Shire. ayaa weli kulamo uga soconayaan magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka, oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Boosaaso, ayaa Madaxtooyada magaalada, waxaa uga socda kulamo joogta ah oo uu la leeyahay bulshada gobolka, iyadoona kulamadu ay yihiin kuwo guud iyo kuwo gaar ahba.

Qeybaha bulshada ee uu Madaxweyne kuxigeenku la shirayo ayaa waxaa ka mid ah: Odayaasha dhaqanka, ganacsatada iyo aqoon yahanka, waxaana kulamada inta badan diiradda lagu saarayey ammaanka iyo siyaasadda.

Sidoo kale magaalada Boosaaso, waxaa ku sugan siyaasiyiin ka soo horjeeda in qaabka xukuumaddu wax u waddo, kuwaasoo qaarkood ay horey xilal sare uga soo qabteen Puntland.

Halkan hoose ka dhageyso

Madaxweyne-Kuxigeenka-Puntland-Cabdisamad-Cali-Shire

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Xubnaha Al-Shabaab oo ay ka dhex bilaabatay inay isku yiraahdaan “Murtad”
Xubnaha  xarakada Al-Shabaab, ayaa waxaa   ka dhex bilaabatay inay isku yiraahdaan  ereyga “Murtad”.

Ilo xogogaal ah, ayaa sheegaya in garabyada ay u qeyvsameen xubanaha hoggaamiyaha xarakada Al-Shabaab, ay hadda isu adeegsadaan ereryga aadka u culus ee ” Murtad”, kaasoo macno ahaan ku qotoma qof diinta Islaamka ka baxay.

“Kooxda la safan Abuu Zubeyr markay ka hadlayaan kuwa ka soo horjeeda way u isticmaalaan Murtad, kuwa kalena laftigooda waa isticmaalaan, laakiin waxaa ka isticmaal badan kuwa Abuu Zubeyr” ayuu yiri mid ka mid ah Culimada la safan Al-Shabaab oo aan dooneynin in magaciisa la xigto.

Hadafka laga leeyahay isticmaalka ereygaan, ayaa ah in qaarkoodba qaarka kale ay dhiiggiisa banneystaan, iyadoona dhawaan Abuu Mansuur Al-Amriki uu sheegay in amiirka xarakada uu qaab cayaar cayaar ah u adeegsadao ereyga Murtad.

Dad badan oo Soomaaliyeed, ayaa Al-Shabaab dhiiggooda ku daadiyeen magaca Murtad, waxaana dadka arrimahan u kuurgala ay goor horeba saadaaliyeen in dhexdoodana ay isku leyn doonaan ererygaan oo qoloba qolada kale ku shaabadeyn doonto, taasna hadda waa muuqataa.

Waxaa dhawaanahan soo ifbaxayey khilaaf gaaray gacan ka hadal oo u dhexeeya Madaxda ururka Al-Shabaab, iyadoona arrintaas ay jahwareer ku ridday dadkii taageeri jiray Al-Shabaab, kuwaasoo qaarkood ay kala laabteen taageeradooda.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’isul wasaare Saacid oo sii xoogeysanaya.(Daawo)
Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’isul wasaare Saacid ayaa sii xoogeysanaya.

In badan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka,  ayaa xiligan wada qorshe ay ku ridayaan xukuumadda uu madaxda ka yahay Ra’isul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon, iyadoona tan iyo intii la dhisay dowladda federaalka ee KMG kiina laga baxay aan la maqlin wax khilaaf ah.

Xildhibaanada ka biyo diidan ra’isul wasaaraha ee doonaya in meesha laga saaro, ayaa ujeeddooyin badan ah, iyadoona qaarba ay wax ku diiddan yihiin Ra’isul wasaaraha, balse danta ka dhexeysaa ay tahay in meesha uu ka baxo.

Xildhibaano kor u dhaafaya 10 mudane, ayaa shalay waxa ay damacsanaayeen inay si gaar ah ugu shiraan mid ka mid ah Hotelada magaalada Muqdisho, iyagoo doonayey inay wada qadeeyaan, kana tashadaan sidii ay usii hormarin lahaayeen Mooshinka ay kaga soo horjeedaan xukuumadda ra’isul wasaare Saacid, waxaana is hortaag ku sammeeyey ciidanka nabad sugidda, kuwaasoo baajiyey kulanka ay u ballansanaayeen xildhibaannada Mooshinka wada.

Dhowrkii xukuumadood ee ugu dambeeyey ee loo dhisay Soomaaliya ayaa ku dhammaaday isqabqabsi u dhexeeyey Madaxda xukuumadahaas iyo Madaxweynayaasha, waxaana xusid mudan in mid walba uu ku doodo in sharciga uu ku taagan yahay.

Halkan hoose ka daawo xildhibaanada qaarkood oo shalay loo diiday shir inay yeeshaan.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Madaxweynaha federaalka Soomaaliya oo si adag uga hadlay arrinta Jubbooyinka iyo Somaliland (Daawo)
Madaxweynaha federaalka Soomaaliya, ayaa maanta  si adag uga hadlay arrinta Jubbooyinka iyo Somaliland.

Madaxweynaha oo maanta ka hadlayey munaasabad lagu furayey xarun waxbarasho oo dowladda Turkoga hirgelisay, ayaa sheegay in uu ka digayo colaad ka dhacda gobolaha Jubbbooyinka, wuxuuna carrabka ku adkeeyey in doorashadii dhawaan ka dhacday ay aheyd mid ayan u dhammeyn dadka deegaanka, sida uu hadalka u dhigay.

Mar uu ka hadlayey Somaliland, ayuu sheegay in dowladdiisu ay xoogga saareyso sidii loo ilaalin lahaa Midnimada umadda Soomaaliyeed, isagoona Somaliland ugu baaqay inay iska iloobaan wixii horey u dhacay.

Halkan hoose ka daawo hadalka Madaxweynaha ee amuurahaasi ku saabsan

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com

Wafdi ka socda IGAD oo saaka gaaray magaalada Kismaayo
Waxaa saaka soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose gudigii  xaqiiqa raadinta IGAD waxaana uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweynaha Juba Land Sheekh Ahmed Madoobe.

Gudiga xaqiiqo raadinta ee Ururka IGAD ayaa  laba maalmood waxaa ay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho iyaga oo kulamo la qaatay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmuud iyo Raisulwasaare Saacid .

Wafdiga Ururka IGAD ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Juba Land Ahmed Madoobe iyo masuuliin kale .

Waxaa haatan ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose kulan u dhexeeya wafdiga ka socda IGAD iyo Madaxweynaha Juba Land iyo Ku xigeenkiisa waxaan ay ka wada hadli doonaan xaalada gobalada Jubooyinka iyo Gedo.

Wafdiga ka socda IGAD ayaa kormeer ku tagay xarunta Jaamacada Kismaayo halkaas oo uu ka socday shirweynihii lagu soo doortay madaxada Juba Land .Wafdiga ayaa la kulmi doona odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Wafdiga ka socda IGAD ayaa laba maalmood ku sugnaan doona magaalada Kismaayo si ay u qiimeeyaan shirweynihii ka dhacay magaalada Kismaayo.

Somalireal.com/Halgan.net

Kaluumeysatada gobolka Bari oo ka cabaneysa Maraakiibta Shisheeyaha.
Kaluumeysatada gobolka Bari ayaa waxa ay sheegeen inay dhibaato xoog leh ku qabaan Maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha gobolka.

Qaar ka mid ah kaluumeysatada gobolka Bari, ayaa waxay sheegeen in ay dhibaato xoog leh  ku qabaan Maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeebaha gobolka, iyagoo ku nuux nuuxsaday in qaar ka mid ah Kaluumeysatada ay dil iyo xarigaba u geystaan ciidamada shisheeye ee ku sugan xeebaha gobolka.

Sidoo kale dhibaatada jirta ayaa waxa ay tahay, iyadoo uu meesha ka baxay Kaluunkii ay kala soo bixi jireen badda, maaddaama badda gobolka ay ku sugan yihiin Maraakiib iyo Doonyo sharci darro uga kalluumeysta xeebaha gobolka Bari, kuwaasoo Kaluumeysatada Soomaalida ka burburiya qalabkooda.

Arintan ayaa waxa ay hoos u dhigeysaa wax soo saarka badda, iyadoo dhalinyara badan ay howlahaani ku riixaan inay burcad badeedda ku biiraan.

Xafiiska wararka Somalireal

somalireal@gmail.com