Home » Archive for February, 2012

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii XXI-aad

Markii magaalo madax-dii Poland ay ku dhacday gacanta ciidamadii Jarmalka (27/ 9- 1939-kii), isla-maalintaas ayuu Hitler wuxuu jeneraalladiisii faray in ay dejiyaan qorshihii dagaalka la magac-baxay Fall Gelb. Waa dagaal qorshihiisu ahaa in uu ku qabsado dalka Faransa iyo dowladaha dhulka hooseeya ee leysku yiraahdo Low Land. Markaas wuxuu bilaabay, ciidamadii ka jiray jabhadda bari in uu si tar-tiib... 

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda KMG Soomaaliya oo Baydhabo tagay.

Wafdi uu hoggaaminayo ra’isul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda KMG Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay. Wafdiga wasiirka Gaashaandhigga oo ay ka mid yihiin wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan, ayaa Baydhbo ku gaaray diyaarado, iyadoona inta u dhexeysa Baydhabo iyo Muqdisho ay ku sugan yihiin ciidamada xarakada... 

Dagaal xalay ka dhacay dhinaca Koonfureed ee magaalada Muqdisho.

Dagaal u dhexaayey ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo ciidanka Al-Shabaab, ayaa xalay ka dhacay dhinaca Koonfureed ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa bilowday ka gadaal markii ciidamada xarakada Al-Shabaab, ay weerar ku qaadeen fariisimo ay dhawaan ciidamada xulufada ah ka sameysteen wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Dagaalka oo xoogganaa ayaa waxaa barbar... 

Ciidamad Daraawiishta Puntland oo soo bandhigay gaari ay sheegeen inuu hub u siday kooxdii dhawaan ku biirtay Al-Shabaab ee buuraleyda Golis.

Ciidamad Daraawiishta Puntland ayaa  soo bandhigay gaari ay sheegeen inuu hub u siday kooxdii dhawaan ku biirtay Al-Shabaab ee buuraleyda Golis. Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay gaari nooca Iskarogada ah oo raashin iyo alaabo kale u siday buuraleyda Golis ee isku xira gobolada Bari iyo Sanaag. Sarkaalka ciidanka Daraawiishta Puntland u qaabilsan aagga Galgala,... 

Magaalada Sanca oo laga dhigay banaanbax lagu diiddan yahay gudbidda Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ee ciidanka Mareykanka.

Magaalada Sanca caasimadda dalka Yaman ayaa saaka waxaa laga dhigay banaanbax lagu diiddan yahay gudbidda Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ee ciidanka Mareykanka. Dadweyne badan oo aad uga careysnaa talaabadii ciidanka Mareykanka ee dalka Afgaanistaan ku sugan ay Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ku gubeen, ayaa saaka ka dhacay magaalada Sanca xarunta dalka Yaman. Shacabka Mudaaraharaadka sameynayey... 

Wadada Gaaca ee Boosaaso oo Laami la saaray.

Waddada dheer ee Gaaca ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa laga hirgeliyey dhismaha Laami muhiim u ah isku xirka magaalada. Dhismaha waddadan Laamiga ah ayaa waxaa iska kaashaday maamulka degmada Boosaaso iyo ganacsatada, waxaana dhererkeeda lagu qiyaasay 1 KM iyo bar. Dhismaha waddadan Laamiga ah ayaa waxaa fulisay shirkad lagu magacaabo Il-Gur, waxaana howshaan aad u soo dhaweeyey dadweynaha deegaanka... 

Dowladda Yaman oo ka walaacsan in dagaalyahanno Al-Shabaab ka mid ay Soomaaliya uga soo talaabaan.

Dowladda Yaman ayaa waxay  ka walaacsan tahay  in dagaalyahanno Al-Shabaab ka mid ay Soomaaliya uga soo talaabaan. Saraakiisha dhinaca ammaanka dalka Yaman ayaa sheegay inay ka war hayaan in dagaalyahanno ka tirsan ay Shabaab oo hubkooda wata ay soo beegsanayaan dalka Yaman. War ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha ee Yaman, ayaa maamulada gobolada lagu amray inay ka hortagaan cid walba oo ay ka... 

Qarax galabta ka dhacay garoonkii kubadda cagta ee kooxdii Minishiibiyo ee degmada Wardhiigley.

Qarax galabta ka dhacay garoonkii kubadda cagta ee kooxdii Minishiibiyo ee degmada Wardhiigley ayaa kharaase dhimasho iyo dhawacba leh geystay. Qaraxa ayaa ka dhashay miino garoonka dhexdiisa lagu aasay, waxaana marka uu dhacay loo balansanayaa ciyaar kubadda cagta ah oo ay laba koox wada ciyaari lahaayeen. Garoonka ayaa dad badan ay markaas ku sugnaayeen, kuwa kale oo badanna waa ku soo qulqulayeen,... 

Britain oo beenisay inay danaheeda ugu jirto arimaha Soomaaliya.

Dowladda Britain ayaa waxa ay  beenisay inay danaheeda gaarka ah  ugu jirto arimaha Soomaaliya. Wasiirka Iskaashiga iyo horumarinta caalamiga ah ee Britain Andrew Mitchel, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka tibaaxaya in Britain ay amuuraha Soomaaliya ugu jirto sidii ay wax uga heli laheyd Kheyraadka Soomaaliya. Andrew Mitchel, ayaa sheegay in arimaha Soomaaliya ay ugu howlan yihiin sidii... 

Ugu yaraan 60 qof oo shalay lagu dilay dalka Siiriya.

Ciidamada ammaanka ee waddanka Siiriya ayaa  waxa ay shalay oo jaliya dileen ilaa 60  qof , kuwaasoo dalkaas ka wada cabasho ay ku diiddan yihiin  nidaamka dalkaas. Ciidanka Siiriya ayaa rasaas oodda uga qaaday   dadweyne badan meelo kalaa duwan oo waddanka ah, waxaana dadkaas intooda badan lagu dilay magaalooyinka Xamas iyo Xima. Dadka  la dilay ayaa waxaa ka mid ah askar ka soo horjeesatay sida... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno