Home » Archive for March, 2012

Qaraxyo Caawa Ka Dhacay Magaaladda Mombasa

2-Qarax oo Xoogan ayaa goor dhaweyd oo Caawa ah ruxay Magaallo Xeebeedka Dalka Kenya ee Mombasa,sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi. Inta la hubo ilaa hadda Qaraxyadda waxaa ku Nafwaayay 1-Qof 12-Ruux oo kalana waa ay ku Dhaawacmeen waxaana hadda socda baaritaanno ay wadaan Ciidamadda Amaanka. Qarax ayaa ka dhacay Makhaayad ku taalla Mombasa halka midka 2-aadna uu ka dhacay Mtwapa,waxaana... 

Dagaal Xoogan Oo Ka Soconaya Waqooyiga M/Muqdisho

Dagaal Xoogan oo u dhexeeya Ciidamadda Dowladda KMG ah oo ay kaabayaan kuwa AMISOM iyo Dagaalyahanadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa ka soconaya Magaallo Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Madaafiic ay si wiidaarsanayeen Ciidamadda Midowga Africa iyo Dagaalyahanadda Al-Shabaab ayaa Xalay ka socotay Muqdisho balse Saaka ayuu isku bedelay Dagaal Culus. Taangiyadda Ciidamadda AMISOM ayaa lagu arkayaan... 

Midowga Yurub Oo Xafiis Cusub Ka Furanaya Dalka Soomaaliya

Kulan balaadhan oo ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madax ka socotay ururka Midowga yurub iyo weliba Madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arimo badan kuwaasi oo khuseeya Soomaaliya. Madax uu horkacayey Agaasimaha Afrika u qaabilsan Midowga Yurub Nick-west Kot iyo Ra,isal wasaaraha Soomaaliya Abdiweli Maxamed Cali ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen arimo dhowr ah oo ay ku jirto sidii... 

Britain Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 1.5 Milyan Oo Genni

Dowlada England ayaa waxaa ay mar kale ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay in ay Soomaaliya ka caawiso dhinaca horumarinta bil kadib markii ay Dowlada Britian qabatay shirkii Soomaalida. Wasiirka Arimaha Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo dhowaan booqday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dowlada qaarkood kuwaasi oo ay ku jireen maamulka Gobolka Banaadir iyo ururada rayid ah. Henry... 

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Oo U Amba-baxay Nairobi

Ra’iisulWasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayoayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobayUNPOS kaasoo looga hadli doono horumarka dhinacyada Siyaasada, Ammaanka iyoRoadmap-ka. Ra’iisulWasaaraha ayaa ka hor inta uusan ka dhoofin garoonka Caalamiga... 

Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Gaaray M/Cadaado

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Wefdi uu Hogaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray Magaaladda Cadaado ee Gobalka Gal-gaduud. Wefdiga Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa ka tirsan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Sheikh Aadan. Amaanka Magaaladda ayaa aad loo adkeeyay,waxaana Amaanka Madaxweynaha sugaya Ciidamadda Midowga Africa ee... 

Dagaal Ka Socda Qeybo Ka Mid Ah G/Jubadda Hoose

Dagaal Xoogana ayaa goor dhaweyd ka Qarxay inta u dhexaysa Degaanadda Taabta iyo Qooqaani,sida ay innoo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahi. Dirirta ayaa u dhexaysa Dagaalyahanadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin iyo Ciidamadda Dowladda KMG ah oo garab ka helaya kuwa Xukumadda Kenya. Dagaalka ayaa bilowday markii Dagaalyahanadda Al-Shabaab ay Weerareen Ciidamo Dowladda iyo kuwo Kenyaan ah oo marayay Degaanadaasi. Ugu... 

Dagaal Ka Qarxay Qeybo Ka Mid Ah Gobalka Gal-gaduud

Dagaal Xoogan oo u dhexeeya Ciidamadda Dowladda Ethiopi-ya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca oo garab ah iyo Dagaalyahanadda Al-Shabaab ayaa ka Qarxay qeybo ka mid ah Gobalka Gedo. Ciidamadda Ahlu Sunna Waljameeca iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Weeraray Fariisimo ay Dagaalyahanadda Al-Shabaab ku leeyihiin Degaanka Ceel-lahelay. Goob joogayaal ayaa ku soo Waramaya in dhinacyadda Dagaalamayaa ay isku... 

Tahriibayaal Ku Geeryooday Xadka Liibiya Iyo Talyaaniga (Magacyadda)

Dhamaadkii toddobaadkii ina dhaafay waxaa xeebaha u dhexeeya Liibiya iyo Talyaaniga ku dhintay dhalin soomaaliyeed kuwaasi oo la socday doon nooca lagu tahriibo ah oo ku sii jeeday dhankaasi iyo Talyaaniga. Waxaa ku dhintay dad badan oo Tahriibayaal ah doontaasi ku sii jeeday dalka Talyaaniga waxaana laga aqoonsaday shan ruux oo Soomaali ah kuwaasi oo maydkooda la geeyey xeebaha Lamaduza ee dalka... 

Wariye Ka Tirsan Radio Shabelle Oo Dil Ka Badbaaday + Sawirro

Wariye ka tirsan Warbaahinta Shabeelle ayaa goor dhaweyd ka bad-baaday Dil markii Kooxo Hubaysan ay ku Weerareen Degmadda Wadajir ee Gobalka Banaadir,balse waxaa soo gaaray Dhaawac fudud. Muxudiin Xasan Maxamed Xusni ayaa waxaa lagu dhuftay 2-Xabadood Bale waxaa uu uga baxsaday Lugihiisa Kooxihii Hubaysnaa ee Weerarka ku soo qaaday. Muxudiin Xasan Maxamed Xusni waxaa uu Sheegay in Kooxaha Hubaysane... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno