Home » Archive for April, 2012

Nin Burcadnimo Loo Haysto Oo La Maxkamadaynayo !!

Gudaha wadanka Maraykanka waxaa maxkamad  lagu soo taagay Maxamed Shibbiin  oo ka mid kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ah ee maraakiibta ka qafaasha xeebaha dalka Soomaaliya. Maxkamad Maraykanka ku taala ayuu ka soo dhex muuqday sarkaalkaan ka tirsan Burcad badeeda Soomaalida ah, oo lagu soo eedeyey dembiyo waa weyn oo Burcad badeenimo ah. Maxamed Shibbiin  ayaa lagu sheegay in uu Burcad badeeda... 

Mid Ka Mid Ah Ansixiyaasha Dastuur-ka Oo La Dilay !!!

Magaalada muqdsiho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa lagu dilay xubin ka tirsan ansixiyaasha tastuurka cusub ee Soomaaliy, kaasi oo ay dileen kooxo hubaysan. Xilibaan Cali Afgooye oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka soomaaliya ayaa saxaafada u xaqiijiyey geerida ninkaasi ka tirsanaa dad la doonayey in ay ansixiyaan Tastuukra qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya. Waxaa uu sheegay xilibaanku in ay... 

Milateri-ga Huwanta Oo U Jihaystay Degmadda Afmadow

Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya waxaa ka aloosan xiisad culus iyadoo mar kasta la filan karo dagaal kharaar oo halkaasi ka dhaca kadib markii ay ciidamo ka tirsan Dowlada ay u ruqaansadeen dhanka Al-shabaab. Meleteriga huwanta ah ee Kenya iyo kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa la soo sheegayaa in ay saaka u ruqaansadeen dhanka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo ay... 

Ciidamadda Puntland Oo Ku Dhoow Buuraha D/Gal-gala

Ciidamadda Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhoow Buuralaydda Gal-gala halkaasoo ay ku suganyihiin Dagaalyahanadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin oo dhawaan la Midoobay kuwa Sheikh Maxamed Siciid Atam. Goob joogayaal ayaa ku soo Waramaya in Ciidamadda Maamulka Puntland ay ku dhoow-yihiin Saldhigga Dagaalyahanadda Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ku leeyihiin Degamadda Gal-gala oo dhacda Buuralayda... 

Madoobe Nuunoow ”Dib Ayaan U Dhignay Doorashadii

Madoobe Nuunoow oo ah Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda KMG ah qaar ka mid ahna ay Gudoomiye u doorteen ayaa ka Hadlay Doorasho Madaxtinimo oo ay qaban-qaabinayeen 30-ka Bishaan April. Xildhibaanka ayaa Sheegay innay dib u dhigeen Doorashaddii Mdaxtinimo,waxaana uu u sababeeyay iyadoo weli la helin Musharax isu soo taagay Kursiga Madaxweynenaha. ”Dib Ayaan U Dhignay Doorashaddii... 

Hollande Iyo Sarkozy Oo Ku Hardamaya Wareega 2-aad

Madaxweynaha Dalka Fransiis-ka (France) Nicolas Sarkozy ayaa noqday Madaxweynihii ugu horeeyay oo isagoo Xil-haya Musaharaxa la tartamayaa uu Wareega 1-aad ka dhibco badnaado. Nicolas Sarkozy ayaa Wareegga 1-aad helay 27.1%,halka Nin-ka aadka ula Tartamaya ee Francois Hollande uu helay 28.6%. Francois Hollande ayaa Natiijadda hore ee uu keenay waxaa ay siinaysaa Klasooni Dheeraad ah,waxaana laga badin... 

Shacabka Degmadda Hobyo Oo Ka Cabanaya Diyaarado Dagaal

Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa dhowr maalmood ee tegay dul heehabayey diyaarado kuwa dagaalkaasi, oo inta badan xiliyada maalintii iyo habeenkii ah dul maraya magaaladaasi iyo deeganada ku dhow. Shacabka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegeen in ay qaati ka taagan yihiin diyaaradahaasi dagaalka ee dul wareegaya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Waxaa ay sheegeen in ay yihiin labba... 

Dr.Gaas Oo La Kulmay Ergeyga EU-dda Qaabilsan Africa

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin ka qaata taageerada Dowladda Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen Xafiiska ayaa waxaa ugu horeyn... 

Ardayda Puntland Ee Malaysia Oo Soo Dhoweesay Tastuurka Puntland?

Ururka Ardayda Puntland ee Malaysia  oo Soo dhaweeyey Tastuurkii Cusub ee Puntland kuna tilmaamay Tilaabo iyo hormar la gaaray Ururka Ardayda Puntland ee Dalka Malaysia (PSSM) Ayaa taageeray Ansixintii Tastuurka Cusub ee Puntland waxaana ay ku tilmaameen tilaabo hor leh oo ay gaartay dowladda puntland iyo shacabkeeda Waxaan hambalyo iyo bogaadin udiraynaa Dowlada Puntland iyo Madaxweynaha Puntland... 

Dastuur-ka Maamulka Puntland Oo Haa Loogu Codeeyay

Ergooyin,Qurbo-joog iyo Bulshadda Rayidka ah ayaa goor dhaweyd Codka u qaaday Dastuuurka Cusub ee uu yeelanayo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Aftida loo qaadayay Dastuurka Cusub ayaa goor dhaweyd lagu soo gabo-gabeeyay Magaaladda Garoowe,waxaana lagu kala Codeeyay 472-Haa / 6-Maya.  Read More »
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno