Home » Archive for October, 2012

Magaalada Gaarisa oo Boolis lagu dilay.

Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa xalay  waxaa lagu dilay Askari  ka mid ah ciidanka Booliska. Hal askari ayaa la dilay laba kalena waa la dhaawacay, ka dib markii dabley hubeysan ay rasaas ku fureen Booliska oo  ku guda jiray howl roondo ah, waxaana dableyda u suura gashay inay ka baxsadaan goobta. Ciidanka Bileyska, ayaa saaka howlgallo ka sameeyey xaafadaha magaalada... 

Sarkaalkii ugu sareeyey ciidanka dowladda ee gobolka Hiiraan oo la dilay.

Sarkaalkii ugu sareeyey ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan, ayaa maanta  la dilay. Taliyihii ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan, Muumin Maxamed, ayaa maanta lagu dilay magaalada B/weyne xarunta gobolka, waxaana dilkiisa geystay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda. Taliyaha la dilay ayaa dhintay ka gadaal markii askar jidgooyo dhigtay uu isku dayey inuu... 

Darawalada gaadiidka ku Safra wadada dheer ee Boosaaso ku xirta gobolada kale oo loo digayo.

Darawalada gaadiidka ku Safra wadada dheer ee Boosaaso ku xirta gobolada kale ayaa  loo digayaa. Digniintan ayaa waxay ka imaaneysaa dadka aqoonta u leh xili roobaadyada ee gobolka Bari, waxaana ay ku saabsan tahay in si taxadar leh loo maro wadada maadaama ay togagga ay soo rogayaan biyo aad u badan, kuwaasoo gaadiidka, dadka saaran iyo alaabada kale ee ku raranba ay halis ugu jiraan in biyuhu la... 

Dowladda Kenya oo xukuumadda Ereteria ugu baaqday inay taageerto nabadda Soomaaliya.

Dowladda Kenya, ayaa  xukuumadda Ereteria ugu baaqday inay taageerto nabadda Soomaaliya. Madaxweynaha Kibaki ga dalka Kenya, ayaa la dalbaday dowladda Ereteria inay taageerto nabadda waddanka Soomaaliya, ka hor inta ayan dib ugu soo laabanin urur goboleedka IGAD. Madaxweynaha Kenya, ayaa sheegay in dalkiisu uu doonayo inuu iskaashi la yeesho dhamaan dalalka gobolka ku yaala, wuxuuna si gaar ah farta... 

SHEEKADII CAYNAB KAARSHE IYO MIYIR ABTI-DOON QAYBTDII 3AAD

Intiinii horey ula socotay sheekadaan waxaad xusuusataan in aan adeegsaney magacyo door ah oo isugu jirey; kuwo dad kuwo duunyo iyo deegaanba, haddaba si aan xusuustiina dib ugu soo celiyo magacyadii aan istimaalay waxaa ka mid ahaa; Caynab Kaarshe iyo  Miyir Abti-doon oo ahaa labadii ruux ee sheekada sal-dhigga u ahaa, Hadoodilane iyo dooxada Habaarane oo ahaa dhulkii uu ku dhashay kuna koray Caynab.... 

Dadweynaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo dhibaato ku qaba dhalinyaro Soomaali ah oo dadka dhacda.

Dadweynaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo dhibaato ku qaba dhalinyaro Soomaali ah oo dadka dhacda. Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, oo ah xaafadda ay dadka Soomaalidu ugu badan yihiin guud ahaan dalka Kenya, ayaa in dhawaaleba waxaa ku soo badanayey Tuugada dadka dhacda. Tuugada ugu daran ee hadda xaafadda ka jirta ayaa ah dhalinyaro Soomaali ah, kuwaasoo Toorreeyo ku baarta dadka gaar... 

Madaxweynaha Puntland oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor akhriyey baarlamaanka (Maqal iyo Muuqaal)

Madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole, ayaa shalay baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey khudbo dhinacyo badan taabaneysa, mar uu furayey kalfadhiga 29-aad ee baarlamaanka Puntland. Hoos ka daawo khudbada Madaxweynaha.  Read More »

Ciidanka ammaanka Kenya oo laba nin ku toogtay magaalada Mombasa.

Ciidanka ammaanka waddanka Kenya, ayaa  laba nin ku toogtay magaalada Mombasa. Ciidanka booliska, ayaa Axaddii shalay weerar ku qaaday guri ku yaala xaafadda Majengo ee magaalada Mombasa, waxayna halkaas ku toogteen laba nin oo ay  rumeysnaayeen   inay ka tirsanaayeen waxa loogu yeero Argagixisada. Howlgalka ciidanka, ayaa waxaa lagu soo qabtay laba nin, iyo hub ay ka mid yihiin waxyaabaha qarxa,... 

Puntland oo faahfaahisay khasaaraha ka dhashay Roobabka Deyrta.

Dowladda Puntland, ayaa waxay  faahfaahisay khasaaraha ka dhashay Roobabka Deyrta, war qoraal ah oo ay soo saartay ayaana u qornaa sidan: WAR SAXAAFADEED 28 October 2012 Roobabkii ka da’ay Goballada Puntland dhowrkii maalmood oo ugu dambeysay ilaa iyo xalay [27 Oct. 2012] ayaa geystay khasaaro isugu jira naf iyo maal intaba, sida: Degmada Qandala: Dhimasho 2-qof (wiil iyo gabar); 3-Saxiimadood... 

Daahitaanka dhismaha Xukuumadda Federaalka ma khilaaf bilowgiis baa?

Daahitaanka dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dadku waxay ka muujinayaan aragtiyo kala duwan. Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo laga dhowrayo soo dhisidda xukuumaddiisa, ayaa u muuqda mid la daahay magacaabidda golohiisa xukuumadda, iyadoona sababta daaha mugdi badan uu gelinayo mustaqbalka dowladda Federaalka ee hadda jirta. Soomaalidu,... 
© 2008-2014 somalireal.com · RSS · Designed by Zakaria
oyun oyna porno