Home » Archive for February, 2013
Shirkii maamul u sammeynta Jubooyinka oo maanta furmay dhageyso.
Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Shirkii maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirka ayaa saaka waxaa ergooyinka ka qayb galay shirka la arkayey iyagoo iskugu tegaya xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ku taal duleedka magaalada Kismaayo. Shirka maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa ka qayb galay dhaamaan beelaha dega ...
Sheekadii Sixirka 2aad
Qaali oo sanad kaddib soo gaartay dalkii ninkeedu joogay.
Qaali ayaa waxay soo gaartay dalka ninkeedu ku nool yahay ka gadaal markii ay soo salaxatay qaabkii ay uga soo ag dhawaan lahayd. waa timid, waxayna magaalada ka degtay xaafad kale oo ay dad ay ehel yihiin leeyihiin. Qalaaf ma ogaan in Qaali magaalada timid, laakiin waa waqti yar inta uu arrintaas moogaan karo, wax yar kaddibna waa ogaaday.
Qalaaf...
Sheekadii Sixirka 1aad
Qaali iyo Qalinle Waxay ahaayeen wiil iyo gabar is-calmaday oo iska xushay dadka gayaankood ah. Waxay isku barteen mid ka mid ah dalalka Soomaaliya dariska la ah, halkaasoo ay u wada joogeen inay dalal kale uga sii gudbaan hadday u suura gasho, muddo dheer oo ay sheekeysanayeen, iskuna qanceen kaddib waa is mehersadeen, laakiin ma wada aqal gelin, meherkoodaasna wuxuu ahaa mid ayan cid kale ka war...
Sh. Xasan Daahir oo sheegay inaan lagala tashan dilka Sh. C/qaadir iyo Dr. Axmed X C/raxmaan dadkuna ay iyaga ku tuhunsan yihiin. (Dhageyso)
Sh. Xasan Daahir, ayaa sheegay inaan lagala tashan dilka Sh. C/qaadir iyo Dr. Axmed X C/raxmaan dadkuna ay iyaga ku tuhunsan yihiin.
Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Al-Shabaab, ayaa sheegay in guud ahaan dareenka dadka Soomaalida ah uu muujinayo in Al-Shabaab uu ku fooraro dilka Sh. C/qaadir Nuur Faarax iyo Dr. Axmed X C/raxmaan oo ka horreeyey, wuxuuna intaas ku daray in dareenkaasna uu wax...
War-saxaafadeed ( FOR IMMEDIATE RELEASE) Sawiro
Machadka diblomaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo kaashanaya macallimiin Soomaali oo mutadawiciin ah iyo diblomaasiyiin Wasaaradda ka tirsan ayaa maanta u furay 25 diblomaasi oo ka howlgala xarunta Wasaaradda tababar la xiriira Horumarinta xirfadaha hogaanka iyo xiriirka caalamiga ah .
Tababarka oo socon doona muddo 4 cisho ah ayaa waxaa casharada...
Daawo Ra’isul wasaaraha Federaalka oo sheegaya in dadka gobolada ay u madax banaan yihiin inay maamuladooda soo dhistaan.
Ra’isul wasaaraha Federaalka, ayaa sheegay in dadka gobolada ay u madax banaan yihiin inay maamuladooda soo dhistaan.
Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon, ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan gobolada ay u madax banaan yihiin inay dhistaan maamuladooda sida ay doonaanna isu raacaan, isagoo intaas ku daray in dowladdu ay ku leedahay dowr ah inay la...
Dadkii ka qeyb qaatay dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Maxkamadda darajada 1aad ay dil toogasho ku xukuntay.(Sawiro+dhageysi)
Maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka ee Puntlland ee Boosaaso, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday intii ka qeyb qaadatay dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan.
Dadka la xukumay ayaa lix ka mid ah gacanta lagu hayaa, waxaana ku jirta haweeney, iyadoona dhammaantood laga hayo caddeymo, waxaana la go’aamiyey in qudha laga wada jaro.
Sidoo kale xukunka dilka ah ayaa waxaa lagu riday ilaa 6 kale...
Shil gaari oo dad badan ku geeriyoodeen oo ka dhashay jidka u dhexeeya Gaarisa iyo Mandheera.
Shil gaari oo dad badan ku geeriyoodeen, ayaa waxa uu xalay ka dhashay jidka u dhexeeya Gaarisa iyo Mandheera.
Gaari bas ah oo nooca rakaabka qaada ah, kaasoo ku sii jeeday Mandheera, ayaa xalay ku qalibmay jidka u dhexeeya Gaarisa iyo Mandheera, waxaana gaarigaas uu Mandheera u waday dad doonayey inay ka soo codeeyaan halkaas oo dhalinyaro u badnaa.
Ugu yaraan dhowr iyo soddon qof ayaa ku geeriyooday...
Degmada Buurhakaba oo saaka laga qabsaday Al-Shabaab
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo kuwa ay xulufada yihiin ee AMISOM, ayaa saaka la wareegay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Ciidamada huwanta ah, ayaan la kulmin wax iska caabin ah, iyagoona mnaalmahan ku soo durkayey degmada Buurhakaba, waxaana ujeeddadoodu lagu sheegay inay isu furaan Muqdisho iyo Baydhabo, sida ay saraakiishoodu sheegeen.
Al-Shabaab, ayaa waxaa gacantooda ka...
Mid ka mid ah Shabakadaha Takfiirka oo qirtay inay aaminsan yihiin in Masaajidda Culimada lagu laayo Culimo kalena dilkooda ku baaqaya.
Mid ka mid ah Shabakadaha Takfiirka, ayaa si cad u qirtay inay aaminsan yihiin in Masaajidda Culimada lagu laayo, Culimo kalena dilkooda ku baaqaya.
Shabakadda Takfiirka ee Somalimidnimo la magac baxday ayaa daabacday qoraal dheer oo waxyaabo badan xambaarsan, kaasoo ay ku sheegteen inay si weyn u aamminsan yihiin in meel kasta lagu dilo wadaaddo ay sheegeen inay i gaalada Makarafoon u noqdeed, kuwaasoo...
