Maxay ahlu towxiidku sugi waa su?aal furane,
- Sanka miyaa bir laga galiyayoo seeto lagu taagay,
- Suddan miyaa qalbiga nooga xiran samaha diideysa,
- Cawinaad miyaa nalagu sabay sun iyo dhuunkaal ah,
- Ma wax Nabigii lagu seejiyaa gacanta loo saaray,
- Waxay sahala ugu eegayaan waa saqiifnimo?e,
- Usaamiyo Sarkhaawiba walley naga saxnaayeen,
- Haddaan labadaa saacidi lahayn sidan ma joogneene,
- Ninkii xaar u seyriyay samada wuu ku soo noqone,
- Iyana saafi madaxiisina suuli buu noqone,
- Sakhiifkii Nabiga caayayow saa umbaa tahaye,
- Nabigii saafi adigana bir baan kula sugeynaaye,
- Seeftii Sarqaawoo sahneyd saa laguu mariye,
- Wixii aad sahaala u qortaa joogi sababtaada,
- Sakhiifna waxaa ah gaal seyn lahoo suubanihi caayay,
- Kuwii Sanam Illaah moodayoo una sujuudaayey,
- Suubanaha iney caayayaan safiihigaa mooge,
- Nin liwaadka suubiya unbaa suubanaha caaya,
- Nin Illaahay seejiyey xaqaa suubanaha caaya,
- Suddan jannada ninkii looga xiraa suubanaha caaya,
- Sagaashan oday nin loo gubay unbaa suubanaha caaya,
- Ninkii Hooyadii saartay baa suubanaha caaya,
- Nin saqiir liwaaday unbaa suubanaha caaya,
- Nin walaashi xabad saaray baa suubanaha caaya,
- Qalinkiisi baa sabab u noqon saala weynaha?e,
- Inuu seexan waayaa la badi saahir buu noqone,
- Afka wuxuu ka sii deynayaa sun iyo dhuunkaale,
- Markii aydhiskii saaqay buu suubanaha caayay,
- Hadba wuxuu ku salalaa raggii saartay oo kuday,
- Haddii daba saliid iyo khaniis suubanihi caayay,
- Maxey ahlu-towxiidku sugi waa su?aal furane,
- Salka may ka gooyaan kufriga subax khamiisaad,
- Sallallaahu Nabigu ha farxo subax isniinaade,
- Illaahay shafeecaduu u sugay waa naloo sixiye,
- Sallallaahu Nabigeeniyoo saa la yeelahayo,
- Nafta haddaanan mowdka u sallimin seegnay taladiiye,
- Shafaacaduna sahal ma aha ee seefta wada qaata,
- In Illaahay nagu sugo xaqana saamaleyl kacaya,
- Ka saahida adduunyada naftana siiya Nabigeena,
- Raggii seef isaga dhigoo wadnaha lagaga soo saaray,
- Oo Uxud sidaa loo wariyo sahanki maan raacno,
- Zukhrufkaan adduunyadana maan zaahid ka ahaano,
- Oo maan nolol sidaan nahay ka roon seefta lagu doono,
- Silcata-llaahi qaaliya muwaan saabka lagu haynin,
- Warhooy maa jannada loo sacyiyo saan u gadanaaba,
- Suddan miyaa qalbiga nooga xiran saatirkaa faxane,
- Safar baa dunida lagu yahoo waan ka soconaaye,
- Saad kheyr leh weeyaan wallee hiilka suubanuhu,
- Naf jannadi lagaa siistay baa sahan u kheyr roone,
- Niman yahow su?aalo aan hayoon sugi jawaabtooda,
- Goormaa nalaka saamaxay jihaad waa su?aal furane,
- Surka miyaan la goyneyn kufriga suubanaha caayey?
- Saxan saxo udgooniyo jannadi sow la sugi maayo?
- Adigoo dilkooda u sacyiyey oo niyada saaray,
- Surka haddii lagaa jaro jannaad sugi Insha-Allahu,
- Sariirihii jannada iyo aroos suuban baad heli,
- Nimco aan lagaa saarinoon suulin baad heli,
- Naftoo waaritaan loo sugiyo sixiyo liibaan leh,
- Saxan saxo udoon Xuurul-ciin wada suleekhaahe,
- Sanka taad ku qabatiyo shafkana aadan saluugeynin,
Shirib
- Samadaad xaar u seyriseen,
- Nabiga suuban waa saliim,
Geeraar
- Gaalada suubane cayday,
- Oo Illaahay saddaxeysay,
- Oo Kitaabkii suuli ku tuurtay,
- Oo Ciraaq siday yeeshay,
- Afgaanistaan ku sameysay,
- Annana noo sahaneysa,
- Nabaddaan ka sugeyno,
- Horta maysa su?aallay?
- Saaxiriinta Denmaak,
- Holan oon ka sukeynin,
- Iyo Noorweeyoo saddaxeysa,
- Caanahooda suntaa,
- Yaan caruurta la siinin,
- Kuwii suubanaheena,
- Sawir fool xun u yeelay,
- Oo Illaah saddaxeeyey,
- Saddexdaa waddanoo,
- Geeraarka aan ku sifeeyey,
- Caanahoodu sumooboo,
- Sawirkey bixiyeen baa.
- Suubanihii ku habaaray,
- Caanahooda sumeysan,
- Caruurtaada ha siinin,
- Waa su?aashi labaade,
- Anigu aan hub sameysto,
- Isticmaarna ku saaro,
- Adna ha igu sameysan,
- Sharcigaana sidaasa,
- Anigaana saxiixay,
- Waa inaad sabcisiin,
- Yuhuuddu waa saxanyiin,
- Waa la saacidayaa,
- Falastiin hala seemo,
- Sideedaa ha ahaato,
- Anigaana saxiixay,
- Sidaa aan u asiibay,
- Waa in loo sabciyaa.
