Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee sida aadka ah uga diga Manhajka qaloocan ee kooxaha lumay, ayaa kitaab ka qoray qiso aan sugneyn oo dhiigga Muslimiinta lagu baneysto.
Sheekha oo Kahristayaasha ugu talagay inay Kitaabka ka faa’iideystaan, ayaa Somalireal waxay nasiib u heshay inay umadda u gudbiso, waxaana Kitaabka Sheekhu ku qoran yahay luuqadda Carabiga, si aad u dhuuxdo cilmiga uu xambaarsan yahay kibaabka hoos ka akhriso, kana faaiideyso. linkiga hoose ku dhufo kitaabka wuu kuu soo baxayaaye.
