Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa mar kale ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin maamul u sameynta gobolada dalka.
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey taleefishinka qaranka, waxa uu ku faa faahiyey sida maamul u sameynta gobolada dalka loo wajahayo, isagoona carrabka ku adkeeyey in xiligan ayan diyaar aheyn shuruucdii ay ku wada shaqeyn lahaayeen dowladda Federaalka iyo maaul goboleedyada.
Hoos ka daawo wareysiga Madaxweynaha.
