Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shible oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu duubay Naxaadaro uu uga hadlayo sugnaanta Qiso laga sheego Saxaabigii Cabbaas ee adeerka u ahaa Rasuulka (SCW)
Sh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu qisadii Cabbaas allaha ka raali noqdee uga hadlayaa iyadoo dad badan ay ka soo codsadeen inuu Soomaali ahaan ugu sheego maadaama uu risaalo ka qoray hadda ka hor, taasoo ku qorneyd luuqadda Carabiga.
Halkan Ka Akhriso Risaalada Uu Sheekh ´Shible ka qoray qisadii Cabbaas allaha ka raali noqdee
Dhageyso qaybtii 1aad ee muxaadaradii Sheekh Shible ee qisadii Cabbaas allaha ka raali noqdee
Dhageyso qaybtii 2aad ee muxaadaradii Sheekh Shible ee qisadii Cabbaas allaha ka raali noqdee
Somalireal.com/Halgan.net

fadlan idinka laftiinu nuxurka muxaadarada soo qora waayo dad baa in ay dhagaystaan aan duruuftu u saamaxayn.