Nadwo Cilmiyeed ka socota dalka South Afrika ayaa culumo socdaal dacwo ku gaaray dalka South Afrika waxay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana Nadwada ay culumada u jeediyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Afrika
Culumada ayaa muxaadarooyinkooda waxay ka kala jeediyeen Masjid Al shaafici magaalada Johannes burg 24/12/2012 ilaa 27/12/2012.Masjid Assunnah, Xaafadda Bellville ee Magaalada Capetown 28/12/2012 .waxaana culumada sanadkan Mutamarka ka qeyb galaya ka mid ah
Sheekh Maxamed Idirs Ahmed
Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Sh. Maxamed Cusmaan Calasow.
Sheekh Cabduraxiim Abu Ceyneyn.
Sh. Cusmaan Cabdi Faarax.
Mutamarka ayaa sidoo kale ka bilaaban doona 1-1-2013 Magaalada Port Elizabeth waxayna culumada sidoo kale socdaal dacwadeed ku tagi doonaan Rustenberg, Polokwane, Zanin, Mbumalanga.
