Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay Shukriga alle iyo hadii aan lagu xamdin wax ka dhalan kara waxaa kale oo uu Sheekhu ka hadlay dhibaatada ku heysta magaalada Nairobi jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waxaana uu ka hadlay khilaafka iyo midnimo la,aanta heysata Soomaalida.
Sheekh Maxamuud Shible ayaa ku booriyey Muslimiinta dhamaan gaar ahaana Muslimiinta Kenya in alle ka baqaan oo ay baryaan sida alle uga feydo dhibka heysta kuna dadaalaan midnimada iyo wadajirka.
Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible.
Ama Halkan Mp3
Somalireal.com/Halgan.net
